Liibaan Madaxweyne oo Sheegay in uu ka bad baaday Shirqool uu ku dili rabay Farxan Qaroole

Sargaal katirsan ciidanka milatariga Soomaaliya kana mid ahaa saraakiishii Bad baado Qaran oo lagu magacaabo Liibaan Madaxweyne ayaa sheegay in uu saakay ka bad baaday shirqoolo la doonayay in lagu dilo. Wareysi uu bixiyay ayuu ku sheegay Liibaan Madaxweyne in saakay xili uu marayay agagaarka Isgooska Banaadir weerar kusoo qaadeen ciidamo katirsan booliiska gaar ahaan … Continue reading Liibaan Madaxweyne oo Sheegay in uu ka bad baaday Shirqool uu ku dili rabay Farxan Qaroole